RW Kheyre oo soo gebagebeeyey la xisaabtanka golihiisa Wasiirada (Daawo Sawirro)

Ra’iisul wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta soo gaba gabeeyey wajiga 2aad ee Barnaamijka uu kula xisaabtamayey xubnaha Golaha Wasiiradda  ee sannadlaha ah si loo qiimeeyo hawlaha Wasaaradaha uga hir-galay qorshayaashii u degsanaa ee ay ahayd in ay fuliyaan. Wasiiradda maanta Ra’iisul wasare khayre uu shaqsi shaqsiga ula xisabtamay ayaa kala … Continue reading RW Kheyre oo soo gebagebeeyey la xisaabtanka golihiisa Wasiirada (Daawo Sawirro)